Madaxweynaha Somalia, ayaa galabta magaalada Muqdisho kula kulmay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka oo uu arrimo badan kala hadlay. Haddaba waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah sawirrada kullanka laga soo qaatay ee nala daawo.
Xog: Xujo weyn oo hortaalla madax goboleedyada xilli uu Abiy wado qorshe halis ah
Muqdisho (Caasimada Online) – 100 maalmood ee soo aadan xasaasi ayay u tahay Soomaaliya. Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa jeexanaya qaabka ay madaxdooda...