Ra’iisul Wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta ku dhowaaqay golaha wasiirada cusub ee Dowladda oo ka kooban 10 wasiir. Haddaba, waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa wejiyada cusub ee wasiirada.
Sacuudi Carabiyaoo digniin culus kasoo saartay arrimaha Xajka kadib arrin soo korortay
Maka (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been abuurka...