Warar

Daawo Sawirrada: Habka Ciidamada Somalia loogu tababaro Uganda.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Somalia ayaa muddo waxa uu tababar uga socdaa dalka Uganda. Waxaa tababarkaasi inta badan bixiya saraakiil ka socda dalalka Germany, UK  iyo France oo dowladda Somalia ka caawinaya sidii ay u heli lahayd ciidan tababar wanaagsan heysta.

Haddaba halkan waxaan idin kugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah sawirrada Ciidamadaasi tababarka uu u socdo.

Related posts

Muxuu Sanbalooshe ka yiri doodda beesha leh kursiga madaxweynaha HirShabelle?

Istar Cabdi Yuusuf

Sawirro: R/Wasaare Kheyre oo booqday ciidan cusub oo ay dowladdu diyaarisay

Asad Cabdullahi Mataan

QM oo war kasoo saartay go’aankii FARMAAJO

Istar Cabdi Yuusuf

Leave a Comment