Daawo Video-gan: Weli Sidaan oo kale Qof ma u Badbaadisay.

Ma Dhinte waa Alle Qof aan waqtigiisa aan dhamaan ma dhimanayo ilaa  ay saacdiisu dhamaato, Sidaa waxaan u iri Maanta anoo dhanka Qeybta Muuqaalada ee Youtube Daawanaya ayaan waxaan arkay Video-gan oo ku tusinaya Wiil Dhalinyaro ah oo ku dhacay God Tariin kadibna si la yaab leh lagu badbaadiyay.

Hada Aqristoow nala daawo Muuqaalka waa mid wax badan ku tusinaya qofka aan waqtigiisa dhamaan in uusan dhimaneynin oo alle uu badbaadinayo.

HALKAAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA: