Document sir ah: Qorshaha Aqalka sare ee dalka uu ka leeyahay dastuurka Somalia

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka sare ee aqalka sare baarlamaanka federaalka Somalia ayaa documenti ay u direen guddoonka baarlamaanka iyo cidda ay khuseysa waxay kala hadleen aragtida ay ka qabaan wax ka badalka qodobada dastuurka.

Qoraalkaan oo ka kooban seddax bog ayaa guddoonka aqalka sare waxay kusoo jeediyeen talo iyo habka loo marayo wax ka badalka arrimaha dastuurka, iyadoo qoraalkaan uu ahaa mid guddoonka aqalka sare ogolaanin in saxaafadda ka war hesho.

Waxaa la aaminsan yahay in qorshahaan uu yahay mid muujinaayo in awood ku yeelasho ah nidaamka wax ka badalka dastuurka.

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII