Keating: Ciidanka Puntland ayaa sugaya amniga doorashada 2016

Muqdisho (Caasimada Online) – Wakiilka QM oo wareeysi siiyay idaacadda VOA ayaa sheegay in ammaanka doorashada 2016 ay sugi doonaan ciidamada AMISOM oo kaashanaya ciidamada Puntland.

Warkaan ayaa waxaa uu keeni in qal-qal cusub hoorsed u noqon doona dagaal sokeeya oo mar labaad ka dhaca Soomaaliya, sida ay beesha caalamka dooneyso.

Beesha Caalamka ayaad moodaay in ay ka shaqeyneyso sidii Soomaaliya ay markale ugu laaban lahayd dagaal sokeeya, waayo Qaramada Midoobay ayaa dhaqaale badan ku hesho waddamada ay colaada ka jirto, mana rabaan in Soomaaliya aay ka dhamaato dagaalada sokeeya, sida uu sheegay David Itsibal oo ah khabiir ka faallooda arrimaha waddamada aay saameeyeen dagaalada sokeeye

Halkan ka dhegeyso

[su_audio url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2016/05/keating-baacow.mp3″]

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com