Kigali(Caasimada Online) - Magaalada Kigali ee caasimada dalka Rwanda waxaa ka socda shir ay lee yihiin taliyaasha 10 dal oo Afrika ku yaalla, waxaana ay ka arrinsanayaan siddii ciidamo gaar ah oo cudud leh loogu sameyn lahaa qaarada. Haddaba qorshaha wuxuu yahay siddii loo heli lahaa 5000 oo millitari rag ah iyo afar qeyb oo boolis ah midkiina uu ka kooban...
Gedo(Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya deegaano ka hoostaga gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaalad abaaro oo daran ay ka jiraan deegaanada gobolkaasi. Deegaanka Yaaqle oo kamid ah deegaanada gobolka Gedo ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto abaarta ugu daran, iyadoo la sheegay inay gaartay heer ay is cunaan dadka iyo xayawaanada. C/raxmaan Cismaan Axmed, gudoomiyaha deegaanka Yaaqle ayaa sheegay in...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ibraahim Suleyman Ilka-Case oo ka tirsan Guddiga Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Dastuurka, ayaa waxa uu sheegay in Wasiirka Dastuurka iyo Cadaalada Faarax C/qaadir uu wado Qorsho cusub oo uu ku bedelaayo Qodobada Dastuurka qaarkood. Waxa uu sheegay in Faarax C/qaadir uu doonayo in Dastuurka loo badalo halkii uu taagnaa 2007, waxa uuna ka digay in leys...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ilo-Xog-Ogaal ah oo  ka tirsan Maamulka Puntland ayaa inoo xaqiijiyay in Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Gaas uu wado qorsho cusub oo uu isaga mashquulinaayo Maamulka Somaliland oo ay xurguf Siyaasadeed kala dhaxeyso. Ilo-xog-Ogaalka ayaa sheegay in Madaxweyne C/weli Gaas uu Saraakiisha Aqalka looga arrimiyo Maamulka Puntland ugu baaqay inay xiriiro dhow la sameeyan Maamulka Khatumo, si looga...
Cadaado (Caasimada Online) - Magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximin iyo Xeeb waxaa ka socda qabqabaada shirweyne lagu mideenaayo maamul gobaleed loo dhiso gobalada dhexe. Afhayeenka maamulak Ximin iyo Xeeb Careys Maxamed Xaaji oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maamulkooda uu u diyaar garoobay qabashada shirka lagu dhisaayo maamul ay ku mideesan yihiin gobalada dhexe. Wuxuu tilmamaay dadweynaha magaalada iyo maamulkooda...
Muqdisho (Caasimada Online) - Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa ku gacan seertay isku day ay Puntland ku dooneyso in wada hadallo u dhaxeeya labada dhinaca ay dhex dhexaadiso dowladda Ethiopia, Caasimada Online ayaa ogaatay. Sida wararku ay sheegayaan, Puntland ayaa dooneysa in khilaafka ay sheegtay inuu kala dhaxeeyo dowladda federaalka Soomaaliya ay ka dhigto mid aad u weyn, ayna hesho fursad...
Muqdisho (Caasimada Online) - Sida ay Caasimada Online xog ku heshay, waxaa maalmahaani Dalka Imaaraadka Carabta ku sugnaa Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheikh Axmed oo xusul duub ugu jiro qabashada Madaxtinimada Dalka 2016-ka. Shariif Sheikh Axmed oo mudooyinkaani ku sugnaa Dalka isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa waxaa la sheegayaa inuu soo dhaweyn Siyaasadeed ka helay Madaxda Dalkaasi, iyadoona uu bilaabay Cod...
Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kullan ku saabsan hub ka dhigista siyaasiyiinta Muqdisho iyo tuhunno la xiriira la yeeshay wasiirka amniga dowladda Khaliif Ereg, sida ay xubno Villa Somalia ku sugan u sheegeen Caasimada Online. Kullanka ayaa yimid, kadib markii ay soo baxeen shakiyo ku saabsan in Ereg uu la wareegay hub uu lahaa General...
Kismaayo (Caasimada Online) - Caasimada Online, ayaa heshay xog gaar ah oo sheegeysa in Ciidanka Kenya ee xoogga ku haysta Kismaayo laga wareejiyay hogaanka Amisom,, kadib markii ay ku dhaqaaqeen Howlo ka baxsan awoodooda Sharciyadeed. Sida uu sarkala sare oo ka tirsan dowladda Somalia u xaqiijiyey Caasimada Online, todobaadyo ka hor ayuu Taliska AMISOM ka qaaday Ciidanka Kenya hogaanka, waxaana...
Muqdisho (Caasimada Online) - Sargaal ka tirsan Madaxtooyada Somalia, ayaa inoo xaqiijiyay in Madaxda Dalka gaar ahaan Madaxweynaha, Agaasimaha Madaxtooyada, Wasiirka Maaliyada, Cadaalada iyo Dastuurka, Gaashandhiga, ay lacago guno ah u meel-mariyeen Ciidamada AMISOM ee ilaalada ka haya Villa Somalia. Sargaalka ayaa inoo xaqiijiyay in qorshahaasi uu bilowday maalmo ka hor, waxa uuna sheegay inuu ahaa mid ka dambeysay kadib markii...
Masjidka Taqwa ee magaalada Barron, gobolka Wisconsin, dalka Mareykanka, waxa lagu qabtay Jimcihii kullan bulshada Soomaaliyeed ee magaaladaasi ku dhaqan loogu wacyi galinaayay sidii ay u joogteyn lahaayeen iska warqabka bulshada dhexdeeda iyo xuska Alle. Wariye Jamal Ahmed Osman, oo goob joog ahaa madashaasi, ayaa soo sheegaya in Sheekh Cabdulqaadir Sheekh Ali Sheekh Ibraahim, iyo culimo kale oo Soomaaliyeed, kuwaas...
Muqdisho (Caasimada Online) - Mas’uuliyiin uu horkacaayay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha ra’iisul wasaaraha iyo wasiirka arrimaha Diinta iyo Owqaafta, Ridwaan Xersi Maxamed iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada ayaa maanta booqday Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka, ayaa waxaa Booqashadiisa ku wehliyay Wasiiro ay kamid ahaayen Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka, wasiirka warfaafinta iyo xeer ilaaliyaha guud ee...
Muqdisho (Caasimada Online) - Bur-burkii Dowladii dhexe ee Somalia, waxaa laga dhex lay Bur-bur dhulka dhigay Daaraha iyo kaabayaasha dhaqaale ee uu dalka ku dhisnaa. Bur-burka Dalka kaliya ma uusan saameyn Dhaqaalaha iyo Kaabayaasha ee waxa uu sababay Bur-bur ku imaaday Nidaamkii Dowladnimo, iyadoona Bur-burkaasi uu dhalay Maamulo badan oo aan waafaqsaneyn Nidaamka Dalka. Is faquuq iyo Khilaafyo baahay oo dhex maray...
Tripoli (Caasimada Online) - Wakaalada wararka AFP ayaa maanta oo Sabti ah qortay in la la’yahay 150 qof oo ah muhaajiriin Afrikan ah kuwaasoo la socday dooni ku degtay meel 60 km u jirta xeebaha dalka Libya. Sarkaal u hadlay ilaalada xeebaha dalka Libya laguna magacaabo Cabdiladiif Axmed ayaa sheegay in ay la soo badbaadiyay 16 ka mid ah dadkii la...
Muqdisho (Caasimada Online) - Sagaal cisho ayaa ka soo wareegatay markii dowladda ay xirtay Idaacaddaha madaxa banaan ee Shabeelle iyo SKY oo magaalada Muqdisho ku Yaalla. Labadan Idaacad ayaa lagu eedeeyay in ay si bareer ah u aflagaadeeyeen mas’uul ka tirsan dowladda isla markaana waxa ay taageero aan geed loogu soo gamban u muujiyeen hoggaamiyaashii dagaalka iyo kooxo mucaarad ah...
Seychelles (Caasimada Online) - Dowladda Seychelles ayaa soo dhaweysay xarrigga mid ka mid ah hoggaamiyaasha kooxaha burcad-badeeda Soomaalida oo Axaddii la soo dhaafay lagu xiray caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. War-qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Seychelles ayaa lagu sheegay in Maxamed Garfaanje uu mas’uul ka ahaa dilka labo muwaadin oo u dhashay dalka Seychelles kuwaasoo iyagoo kalluumeysanaayo lagu...
Muqdisho (Caasimada Online) - War qoraal ah ooo ka soo baxay xafiiska Wasiirka Warfaafinta xukumada Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegey in dowlada dhexe ee Soomaaliya ay soo dhaweyneyso baaqii ka soo baxay maamulka Puntland ee ahaa in wada xaajood lagu dhameeyo waxkasta oo tabasho ah. War saxaafadeedka oo ku sixiixnaa Wasiirka Warfaafinta mudane Mustafa sheekh Cali Dhuxulow ayaa u qornaa...
Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisal wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka diinta iyo awqaafta ee xukuumadda Soomaaliya, Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta sheegay in deegannada uu maamulka maamulka Somaliland ay ku rajo weyn yihiin marka uu sannadka yahay 2016-ka in ay ka mid noqdaan goobaha ay ka dhici doonto doorashadda Soomaaliya. Wasiirka oo ka qeybgalaayay kulanka Jimcaha ee Radio Muqdisho ayaa sheegay in...
Muqdisho (Caasimada Online) - Warka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ay maanta u ambabaxeen Magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia. Socdaalka Madaxwaynaha ayaa waxaa ku wehliyay Mas’uuliyiin uu kamid ahaa Wasiirka Caafimaadka Puntland Saadiq Eenow, waxaana garoonka ka sagootiyay Wasiiro, Xildhibaano iyo Odayaal kawada tirsan Maamulka Puntland. Madaxweynaha...
Nairobi (Caasimada Online) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Aaxmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta oo Jimco ah muddo saacado ah ku booqday xeryaha qoxootiga Soomaalida ee dalka Kenya. Ra’iisal wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa booqday xerada qoxootofa IFO One, xarun caafimaad iyo iskuul ku yaalla xeradaas oo ay wax ku bartaan carruurta Soomaaliyeed, wuxuu kaloo la hadlay qaar ka mid...

Xuutiyiinta oo fal-celin adag kala kulmay markab ay xeebaha Soomaaliya ku weerareen

Sanca (Caasimada Online) – Markab dagaal oo ay leyihiin ciidmada badda ee boqortooyada UK ayaa soo riday gantaal ay kooxda Xuutiyiinta Yemen ku rideen...