CCC oo magacaabay golaha wasiirada (Aqriso liiska magacyada iyo beelaha)

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharaamarke, ayaa xalay si rasmi ah ugu dhowaaqay golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.

Wasiirada ayaa waxaa inta badan ku jira kuwa hore iyo dhammaan kooxdii madaxweyne Xasan Sheekh.

Dhageyso ama aqriso liiska wasiirada cusub

Halkan ka dhageyso R/W CC iyo magacaabista wasiirada

Afhayeenka Xukuumada Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa akhriyay magacyada Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban 25 xubnood, waxaana ku jira qaar ka mid ah wasiiradii xukuumadii hore.

1. Maxamed Cumar Carte – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen – Habar-Awal, Isaaq

2. Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed  – Wasaaradda Caddaaladda – Reer Aw-Xasan, Beesha Shanaad

3. Axmed Sheekh Mukhtaar – Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta – Reer Aw-Saciid, Dir

4. Cabdikariin Xuseen Guuleed  – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka – Sacad, Habar-Gidir, Hawiye

5. Xuseen Cabdi Xalane Wasaaradda Maaliyadda – Ogaadeen, Daarood

6. Maxamed Sh. Xasan Xaamud – Wasaaradda Gaashaandhigga – Digil iyo Mirifle

7. Cabdirixman Ducaale Bayle – Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga, Gudubiirsi, Dir

8. Cabdullahi Maxamed Cali “Sambaloolshe” – Wasaaradda Amniga Gudaha, Xawaadle, Hawiye

9. Cabdullahi Axmed Jaamac “Ilkajiir” – Wasaaradda Waxbarashada, Warsangeli, Daarood

10. Yusuf Macalin Amiin Baadiyow – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Leysaan, Raxaweyn

11. Maxamud Cali Magan –  Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga, Mareexaan, Daarood

12. Cabdiqadir Cabdi Xashi “Gaabane” – Wasaaradda Arimaha Dastuurka – Leelkase – Daarood

13. Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” – Wasaaradda Korontada iyo Biyaha, Habar-Jeclo, Isaaq, Dir

14. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow –  Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska, Murusade, Hawiye

15. Cabdullahi Sh. Ismaacil – Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Biyo-maal, Dir

16. Maxamed Cumar Caymooy – Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

17. Cabdalla Boos Axmed – Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta –  Habar-Yoonis, Isaaq, Dir

18. Xuseen Maxamed Sheekh “Badni” –  Wasaaradda Beeraha, Raxaweyn, Digil iyo Mirifle.

19. Ducaale Aadan Maxamed – Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

20. Cabdiraxman Cabdi Cusmaan –  Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

21. Nadifo Maxamed Cusman Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska – Gududhabe, Hawiye

22. Khadiija Maxamed Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, Madhibaan, Beesha Shanaad

23. Maxamed Mukhtar Ibrahim – Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Gaal-Jecel, Hawiye

24. Daauud Maxamed Cumar  – Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka, Dhulbahante, Daarood

25. Abuukar Cabdi Cusman “Mardadi” –  Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Garre, Digil iyo Mirifle

26. Saciid Xuseen Ciid –  Wasaaradda Caafimaadka, Daarood

Magacyada Wasiiru Dawlayaasha

1. Cabdullahi Yusuf Alankey Wasaaradda Amniga Gudaha

2. Maxamuud Hayir Ibrahim – Madaxtooyada, Majeerteen, Daarood

3. Khalid Cali Cumar – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, Digil iyo Mirifle

4. Maxamed Adan “Fargeti” – Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

5. Maxamed Cali Xagaa – Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Cabdullahi Maxamed Nuur – Wasaaradda Maaliyadda

7. Xasan Maxamed Jimcaale – Wasaaradda Arimaha Dastuurka, Duduble, Hawiye

8. Burci Maxamed Xamza – Wasiiru Dawlaha XRW Arrimaha Bay’adda, Isaaq

9. Caadil Sheegow Sagaar – Xiriirka Baarlamaanka

Magacyada Wasiir Ku-xigeenada

1. Cabdullahi Bile Nur Wasaaradda Caddaaladda

2. Cabdiraxman Kulmiye Xirsi Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

3. Saacid Xaji Maxamuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

4. Fahma Axmed Nur Wasaaradda Maaliyadda

5. Cabdalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Mahad Maxamed Salad Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

7. Ibrahim Yarow Isaq Wasaaradda Amniga Gudaha

8. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada

9. Yusuf Xayle Jimcaale Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

10. Sharif Maxamed Xasan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga

11. Xaji Cali Sh. Maxamed Nur Wasaaradda Arimaha Dastuurka

12. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

13. Cabdullahi Colaad Rooble Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska

14. Xirsi Adan Rooble Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

15. Maxamed Cumar Geedi Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

16. Cabdishakur Cali Mire Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

17. Cabdirashid Maxamed Xiddig Wasaaradda Beeraha

18. Jamaal Xasan Ismaacil Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

19. Sacdiya Careys Ciise Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

20. Cusman Libaax Ibrahim Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

21. Mumina Sh. Cumar Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

22. Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

23. Maxamed Axmed Abtidoon Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

24. Abdinasir Gaarane Maxamed Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

25. Dr. Cusman Maxamud Dufle Wasaaradda Caafimaadka

Warqadda rasmiga ah ee xafiiska ra’iisul wasaaraha

liiska1liiska2

Wixii ka dhiman beelaha qaar, gadaal ayaan kasoo qoreynaa Insha Allah