Muqdisho (Caasimada Online) – Amiin Caamir, ayaa soo saaray sawir gacmeed cusub, oo muujiyey arrin dad badan aysan ka warhayn oo ah in khudbaddii uu Xasan Sheekh shalay ka hor aqriyey mudanayaasha baarlamanka uu soo diyaariyey Faarax Cabdulqaadr, oo ah hogaamiyaha Damu-Jadiid.
Sida Amiin Caamir oo inta badan xog ogaal ah uu sawirkiisa ku muujiyey, waxa uu muujiyey in Xasan Sheekh uu diiday khudbad kale oo taa ka wanaagsaneyd, oo ay usoo diyaariyeen dad aqoon yahanno ah.
Halkan hoose ka arag sawir gacmeedka.
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com