Sawirro: Amiin Caamir oo soo saaray kaniini loo qoray GAAS iyo fadeexadda haysata Somaliland

Muqdisho (Caasimada Online) – Somaliland ayaa cambaareyn kala duwan kala kulantay qeybaha kala duwan ee Bulshada kadib markii la xiray fanaaniin ka tirsan xidigaha Geeska.

Amin Caamir oo lagu yaqaan sawir ku cabirida hadalada fikirkiisa ah ayaa soo saaray sawir gacmeed lagu cadeynayo cajiibnimada xariga Fanaaniinta xidigaha geeska.

Sidoo kale Amin Caamir ayaa sawir kusoo bandhigay fadeexada Somaliland ka raacday xariga loo geystay qaar ka mid a Fanaaniinta xidiga Geeska.

GALMUDUG copy geeska copy