Warar

Tiro Soomaali ah oo ku geeriyootay Xajka sanadkan (Dhageyso Wareysi)

Ilaa iyo afar xaaji oo ka mid Soomalida sanadkan xajisay ayaa ku geeriyooday Sacuudiga, iyadoo xaaladii ay ku guteen xajkana ay adkeyd.

Wararka ka imanaya dalka Sucuudi Carabiya ayaa sheegaya in tirada dadka Soomaalida ah ee ku dhimatay Xajka  sannadkan ilaa haatan ay marayso 4 qof. Laba ka mid ah dadkaasi ayaa ku dhintay shilal baabuur.

Dhinaca kale, dadka ka soo xajiyey Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay ku sugan yihiin duruufo adag oo dhinaca nolosha iyo nadaafadda ah.

Cusmaan Axmed Sheekh oo ka mid ah Soomaalida ka xajiday gobolka Minnesota oo soo arkay dadkii  xajiyey ayaa idaacadda VOA-da uga waramay xaaladda xujeyda Soomaalida 

Dhageyso Wareysiga Xajka

Related posts

Warbixin: Soomaaliya Iyo Itoobiya, Ma Cadaw Mise Saxiibo?!!

Saalax Saciid Sabriye

Dhaq-dhaqaaqa xoreynta NFD oo shir culus ku dhowaaqay

Asad Cabdullahi Mataan

Sidee xafiiska Mahdi Guuleed ugu lug yeeshay in la xiro xafiiska Visa bixinta Turkiga?

Ali Muhiyaddiin

Leave a Comment