Tag: Ciidamo badan oo Axmed Madoobe ka goostay kuna biiray Barre Hiiraale

Col. Barre oo libin ka helay Madoobe

Kismaayo (Caasimada Online) - Barre Hiiraale, ayaa maanta libin ka helay Axmed Madoobe, kadib markii Ciidamado badan iyo Saraakiil hogaaminaysa ay isaga soo baxeen Magaalada...

Qorshaha Xasan ee dastuurka oo noqday laba daran mid dooro iyo midka dalka u roon

Muqdisho (Caasimada Online) – Sabtida soo aadan oo bishu tahay 30, baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod u qaadi doono ansixinta afarta cutub ee ugu horreysa...