Tag: Sabab?

MUQDISHO oo aan mar dambe loo soo magacaabi doonin DUQ MAGAALO !!!!!

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Mungaab ayaa shaaca ka qaaday in wixii hadda ka dambeeya...

Hadalkii Xasan ee kadib weerarkii Villa Soomaaliya oo su’aalo dhaliyey iyo…

Muqdisho (Caasimada Online) - Durbaba waxaa soo baxaaya dhaliilo xoogan oo loo jeedinaayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, qaabka uu kaga hadlay...

XOG: BFS oo qarka u saaran BUR-BUR

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaannada baarlamanka Soomaaliya, ayaa billaabay inay isaga baxaan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, ayaga oo naftooda u baqaya. Maamlmo ka hor,...

XOG:- Talyaaniga oo ka carreysan DFS iyo wafti looga yeeray ROMA, Sabab?

Roma (Caasimada Online) - Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya Jen. C/xakiin Saacid iyo wefdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin saraakiil qeybaha booliska ka...

Dhageyso: BF Somalia oo ku dheggan wasiirada xildhibaanada ah, Sabab?

Muqdisho (Caasimada Online) - Kulan ay maanta yeeshen xildhibaannada baarlamaanka dowladda faderaalka Soomaaliya,waxaana farrin looga direy xildhibaannada ka tirsan baarlamaanka ee hadda ah wasiirro. Waxaa shir...

Xildhibaan ka tirsan BF oo ugu baaqay DF inay ku dayato Somaliland, Sabab?

Muqdisho (Caasimada Online) - Prof. Maxamed Cumar Dalxa, oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka ee Somaliya, ayaa wuxuu ku baaqay in Dowladda Soomaaliya, ay...

Lacagta Shilin Somaliga oo ka yaabisey dhaqaalyahannada adduunka, Sabab?

Muddo hadda laga joogo 23 sano ayaa dawladdii dhexe ee Soomaaliya dhacday, hay’adihii dhaqaalaha iyo maaliyaddu burbureen, sharcigii iyo kala dambeeyntiina suuleen. Haddana lacagta...

Xog: Cabdi Weli oo wada qorshe xilka looga qaadayo 2 wasiir oo Hawiye ah

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra'iisul wasaaraha Somalia Cabdi Weli Sheekh Axmed, ayaa gadaal ka riixaya olole xubno ka mid ah baarlamanka Somalia ay doonayaan in...

M/Jubba: Kenya xaq ayay u leedahay in ay ciqaabto Soomaalida Islii, Sabab?

Kismaayo (Caasimada Online) - Xoghayaha Arimaha Bulshada maamulka Jubba Macalin Maxamed ayaa waxaa u markii ugu horaysay ka hadlay Howlgaladii Ciidamada Kenya ay ku bartilmaameed...

Sawirro: FBI-da Maraykanka oo abaal-marin siisay Wiil Soomaali ah, Sabab?

Munaasabad ka dhacday xarunta weyn ee FBI-da ee magaalada Washington, ayaa waxaa Axmed Iidle la guddoonsiiyay abaal-marin heer caalami ah oo sanadkiiba la siiyo...

Axmed Madoobe oo amray in dad gaar ah ay isaga guuraan Kismaayo, Sabab?

Kismaayo (Caasimada Online) - Hogaaamiyaha maamulka Jubba Axmed Madoobe, ayaa ku armay qaar ka tirsan Shacabka ku nool Magaalada in ay si DEG DEG...

Golaha wasiirada DF SOMALIA oo isku-shaandheyn lagu sameynayo dhowaan

Muqdisho (Caasimada Online) - Bilihii dhowaa, dowladda Somalia, waxa ay u ahaayen kuwo adag, ayada oo dhacdaba dhacdada ka darran ay usii dhiibeysay, oo...

Warbixin cusub: Jermalka oo ciidamo u soo diraya dalka Soomaaliya, Sabab?

Berlin (Caasimada Online) War lagu qoray Wargeyska There Spiegel ayaa lagu sheegay in dowladda Jermalka ay qorsheeneyso ciidamo ay u soo dirto Soomaaliya, kuwaasoo...

Madaxweyne Xasan Sh oo BAYDHABA ku wajahan iyo qorshaha ka dambeeya

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Soomalia iyo xubno ay ka mid yihiin Wakiilka UN-ka AU-da iyo Midowga Yurub u jooga Somalia ayaa lagu wadaa inay...

DHAGEYSO: Tarsan “Meyd aan ruqsad iga haysan Lama aasi karo”, Sabab?

Muqdisho (Caasimada Online) - Gudoomiyaha gobolka Banaadir, ayaa shaaca ka qaaday inaanu hadda kadib aqbali doonin in la iska aaso dadka ku dhinta magaalada...

Diblomaasi Soomaali ah oo maalintii 4-aad u xiran dowladda Kenya, Sabab?

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa shir jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho waxgarad iyo masuuliyiin si weyn u cambaareeyey xarig ciidamada la dagaalanka argagaxisada ee...

Dhageyso: Tallaabadii Axmed Madobe oo sharci darro lagu qeexay, sabab?

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo wareysi gaar aha siiyay Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho...

R/W Saacid oo shir u qabtay RW cusub Cabdi Weli iyo Beesha Sade, Sabab?

Ra'iisul wasaaraha xilka kasii dega Abdi Farax Shirdoon "Saacid " ayaa waxaa uu casho u sameeyey Ra'iisul wasaaraha cusub Dr, Abdiweli Shiikh Ahmed,xildhibaano kasoo...

Howlaha garoonka AADAN CADDE oo halis ugu jira inay istaagaan, Sabab?

Muqdisho (Caasimada Online) - Muran soo kala dhex galay maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde International ee magaalada Muqdisho iyo wasiirka warfaafinta, boostada iyo is-gaarsiinta...

Dhageyso: Axmed Madoobe & Fartaag oo ay ka dhex tafan tahay, sabab?

Kismaayo (Caasimada Online) - Dowlada iyo maamulka Juba ayaa waxay hishiis ku gaareen magaalada Kismaayo kaasi oo  qodobada ugu muhiimsan ay ahaayeen ka qeybgalka Shirka...

Sacuudi Carabiyaoo digniin culus kasoo saartay arrimaha Xajka kadib arrin soo korortay

Maka (Caasimada Online) – War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been abuurka...