Tag: Sawirro: C/weli oo Ethiopia ka codsaday arrin uu og yahay in aysan yeeleyn

C/WELI oo Ethiopia ka dalbaday arrin uu og yahay inaysan yeeleyn + Sawirro

Adddis-Ababa (Caasimada Online) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa shalay magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Hailemariam Dessalegn, isaga oo...

Xog: Soomaaliya iyo Iran oo dib usoo celinaya xiriirkooda

Nairobi (Caasimada Online) - Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay diyaar u tahay xiriir diblomaasiyadeed oo ay mar kale la yeelato Jamhuuriyadda...