Tag: Sawirro iyo warbixin: Wafti Turkish ah oo tagay Puntland iyo Ujeedkooda

Sawirro iyo warbixin: Wafti Turkish ah oo tagay Puntland iyo Ujeedkooda

Waxaa maanta soo gaaray magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Wafdi ka socday dawladda Turkiga iyo Ganacsato. Wafdigan oo kasoo ambabaxay magaaladda Muqdisho ayaa diyaaradii...

Muqdisho oo u baahan is-beddel maamul oo deg deg ah afar arrin dartood

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waa meesha laga qiimeeyo dowlad kasta oo fadhisa Villa Somalia. Amniga, dhaqaalaha, jaceylka bulshada iyo adeegyada dowladnimadaba waxay...