Tag: Wafdi ay hoggaaminayaan Cali Geedi oo ku sugan Jowhar

Maxaad kala socotaa qorshaha uu Cali Maxamed Geedi u joogo JOWHAR?

Jowhar (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas maanta ay gaareen wafdi ballaaran...

Dowladda Xasan Sheekh oo wajaheysa fadeexad weyn iyo tallaabo la gudboon

Muqdisho (Caasimada Online) – Muranada dhulalka iyo madaxweyne Xasan Sheekh waxay noqdeen kuwo aan la kala reebi karin marwalba oo uu xafiiska joogo madaxweynaha...