Dhageyso: Wasiirka howlaha guud ee DF oo sheegay in Somalia loo kala qeybiyay Itoobiya iyo Kenya

Muqdisho (Caasimada Online) Wasiirka Howlaha ee JFS Saalax Sheekh Cusman ayaa sheegay in Madaxweynaha iyo RW Soomaaliya aay galeen qiyaano qaran. Masuulka ayaa ku eedeeyay Madaxeynaha iyo RW CCC in aay Soomaaliya ukala qeybiyeen Itoobiya iyo Kenya.

Wasiirka ayaan isku daynay in aan wax ka weydiino wareysigan in uu ogaa marka uu bixinayay iyo in laga duubay isagoo aan ogeyn. Wasiirka waxaa uu diiday in uu ka jawaabo su’aalihii Caasimada Online ay weydiisay oo idil.

[su_youtube_advanced url=”https://www.youtube.com/watch?v=FT_89OdrBYk”]

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com