Xog: Magacyada xildhibaanada mooshinka wada

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaano ka tirsan BFS ayaa gudoonka sare ee Baarlamaanka u gudbiyay Mooshin ka dhan ah shirka ka socda magaalada Jowhar ee maamulka loogu dhisaayo Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Mooshinkaani ayaa waxaa lagu codsaday in gabi ahaan si KMG ah loo hakiyo shirka ka socda Jowhar, iyadoo ay Xildhibaanada mooshinkaasi gudbiyeen sabab uga dhigeen khilaafka shirka ka dhashay.

Guud ahaan tirada Xildhibaanada ee mooshinkaasi gudbisay ayaa waxaa lagu sheegay 42 Xildhibaan oo badi kasoo jeeda Gobolka Hiiraan.

HOOS KA AKHRISO LIISKA
mooshin1

mooshin2

mooshin3

mooshin4

mooshin5

mooshin6

mooshin7

mooshin8